Dhadhan xalqada 10-naad. "Meeqaan ku dhahayay wax baro!" Shaadiyo Sharaf iyo Ajakis yare

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 мар 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 288

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 месяца назад +137

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
    @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh 4 месяца назад +45

    3 qof oon aad u taageero mansha Allah alle ha idin xafido dhaman tiin bishan kheyr keeda alle ha ina siiyo

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 4 месяца назад +63

    Kan lee ugu shidan intan so dawaneyney😂😂

  • @mahdiabdulaahiabdule2127
    @mahdiabdulaahiabdule2127 4 месяца назад +38

    Shaadiyo Markasta ASHAHAADA TEENKA Qabyo Kadhigeee LAAILAAHA Fadlan Dhameestir ashahaadka insha alaah

  • @shukri8964
    @shukri8964 4 месяца назад +35

    Ani waxayabaha qaar kuma qoslo ilahey amarkiis wlh lkn caawa waan fuuray😂😂😂😂😂😂waa labo kala daran😅bilaaw ilaa dhamad hhhhhhh😅

  • @user-mi8tu9pj5h
    @user-mi8tu9pj5h 4 месяца назад +35

    NASRO ABTI DOON MACALIMADA GACANTAADA ALLAHA KUU BARAKEEYO❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed7908 4 месяца назад +19

    2daan yaa isku balamiyy 😂😂 qosolka iga dhamaasy

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 4 месяца назад +25

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walahi mudo saan uma qoflin hadii cuntid waa jiflee ma soo kacesid

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 месяца назад +20

    Ar shadiya sharaf funny weeye 😂😂

  • @fatushfaraxsan8798
    @fatushfaraxsan8798 4 месяца назад +23

    Kuwi ugu qosolka badna😂😂

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 4 месяца назад +22

    Waa ku tuugena mar kale noo keen 2 plz

  • @user-dv9lh9bk3q
    @user-dv9lh9bk3q 4 месяца назад +12

    Hhhhhh alh shadiya she is funny wlhi 😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 4 месяца назад +80

    Ajakis illahy ha unaxriisto 😢☪️☝️

  • @salmanmohammed4345
    @salmanmohammed4345 4 месяца назад +10

    Cawa inta aan so fiir sanayey tan igu qosol badnaa shadiyo iyo ajakis

  • @mizz.jojo1344
    @mizz.jojo1344 4 месяца назад +9

    Alla cwda ma nooli shaadiyo sharaf argay mana qoslin been alla rabiyow 2aad kal iyo laab ahaayeen runtii

  • @mahadalle39
    @mahadalle39 4 месяца назад +2

    Ar 😂😂😂 birdawaha wa xoqmay qadada in laga qaday ehed. Mahadsanid Astaan ka so jawabista codsigayga!

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 месяца назад +27

    Wlhi shaadiyo caawa waa iga qoslisay war see wax yeeshay baa ka dhacday 😂😂😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 4 месяца назад +7

    😂😂😂😂😂😂❤🎉🎉mansha allaaah shadiyo qali iyo jagis😂😂😂fani

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 3 месяца назад +1

    Maasha Allah❤
    Nasra Cooking hygineka waa soo baratay. Ukunta bakteriaya Salmonila ay lee dahay Gacantada ukun leh Rootiga bacda ha galinin

  • @shukriabuukarxassan9056
    @shukriabuukarxassan9056 4 месяца назад +12

    Alla kuwanaa waan daalay saa uqoslaaye shaashka waku wataa lakin kashka aakugu fiicnaaa

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 4 месяца назад +15

    Guuul shaadiyo shaarf❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 месяца назад +19

    Laba kala daran is helay 😂😂😂😅

  • @munasarmuhumed7717
    @munasarmuhumed7717 4 месяца назад +18

    Idriska soo qawo plz iyo sacdio sharaf

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 4 месяца назад +2

    ramadan mubarak

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 4 месяца назад +9

    Shaadiyo sharaf another level

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 4 месяца назад +2

    Masha allaah ajakis

  • @Hagaamiso
    @Hagaamiso 4 месяца назад +9

    😂😂😂 ala shadiyaa qosol meran wye wllhi

  • @asadlibaax970
    @asadlibaax970 4 месяца назад +5

    😂😂😂😂😂😂Shaadiyo umadeena maaha saa U qoslay waligey Uma qoslin wallahi

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 4 месяца назад +1

    M.n wuu dadalay ajakis keep going dad badan buu dhamaa xaqiq
    Shadiya shareef adiga m.n❤

  • @user-wr8bo4dz4g
    @user-wr8bo4dz4g 4 месяца назад +10

    SAA uqoslayay waa Bakhtiyay😂😂😂

  • @MustafaAhmed-pb4dx
    @MustafaAhmed-pb4dx 4 месяца назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walahay waa qosley good programme ♥

  • @maaweladacaruurta-ps3bk
    @maaweladacaruurta-ps3bk 4 месяца назад +6

    Allaahuma carwa qofki 6aad noqde

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 4 месяца назад +20

    Kkkkkkk macalin biyo keeen ha ii fiiirinin biyo keen

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 4 месяца назад +4

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @fatushfaraxsan8798
    @fatushfaraxsan8798 4 месяца назад +7

    Heesta isn't easy 😂😂😂shataq shataq mar walbo 😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 4 месяца назад +1

    Two funny people ayaa laysku balamiyay codgooda lee dhageysanayay is funny wlhi 😂😂😂

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 4 месяца назад +1

    Walaahi labo wof aan jeclahay aa leesku keenay manooli saan u qoslaayay waan fuuray walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 4 месяца назад +9

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    AR KUWAAN HALANO SO CELIYO MARKALE PLEASE

  • @umuzana
    @umuzana 4 месяца назад +3

    Labadaan waa funny 🤣🤣😂😂

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q 4 месяца назад +2

    Shaadiya hadaladeeda waa qosol😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 4 месяца назад

    Very nice 👍

  • @user-ss6hb1zu2d
    @user-ss6hb1zu2d 4 месяца назад +3

    M.a shadiyo wakusalamay iga garsiya kawo godeyaa kasosalamay abayo igagarsiya shadiyo

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 4 месяца назад +4

    Shaashka fanny waaye Wllhi 🤣 caawa qosol udhintey 🤣🤣

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 4 месяца назад +3

    labadan yaa isu balamiyay funny😂❤

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 4 месяца назад +2

    Two legends 😂😂

  • @fatushfaraxsan8798
    @fatushfaraxsan8798 4 месяца назад +4

    Shahdiyo socoda diley walahi 😂😂😂

  • @abdisalamsalah2902
    @abdisalamsalah2902 4 месяца назад +16

    Caawa bilow ilaa dhamaad waa qosol 😂

  • @salmaHapdiH
    @salmaHapdiH 4 месяца назад +6

    Labo musiibo la isku balimiyay manta qosol iguma harin😂😂

  • @user-wc2bl7rr8b
    @user-wc2bl7rr8b 4 месяца назад +5

    𝐒𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐚𝐛𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐂𝐍❤

  • @nasrinfarole1539
    @nasrinfarole1539 4 месяца назад +2

    Kuwaan funny weeyi wlkhi😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @NadiiraJamac-vh2uq
    @NadiiraJamac-vh2uq 4 месяца назад +5

    Alla shadiyaa 😅😅😅😅

  • @user-wr8bo4dz4g
    @user-wr8bo4dz4g 4 месяца назад +4

    Shaadiya Markle Noo Keena Plse

  • @hoodoadam3480
    @hoodoadam3480 4 месяца назад +1

    Best xalqad labadan wa funny 😅

  • @moktarhusein1585
    @moktarhusein1585 4 месяца назад +4

    Alla beerka ifuuray sa uqoslayy😅😅

  • @user-hp5sl4bs4c
    @user-hp5sl4bs4c 4 месяца назад +5

    Saau sugaaye leeee😂😂😂😂shashka isn't easy 😂😂😂😂

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 месяца назад +6

    Meeqan sugaayey😂😂😂😂

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 4 месяца назад +5

    Ukun makaa hartay kulahaa😅

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 4 месяца назад +3

    Bacdah gacmha cuntada meqa lagadah asxby❤

  • @ismailabdi4267
    @ismailabdi4267 4 месяца назад

    Shaadiyo Sharaf is pure comedy. 🤣🤣🤣

  • @user-bu7mn7rw2w
    @user-bu7mn7rw2w 3 месяца назад +1

    Ishiisaa igu dhacday aftuminka😂😂😂😂😂

  • @FadumoCabdulahi-jf2zj
    @FadumoCabdulahi-jf2zj 4 месяца назад

    Waaaw

  • @user-jy9lb6op5c
    @user-jy9lb6op5c 4 месяца назад +2

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 4 месяца назад

    😂😂😂 Masha Allah labadaan waa funny

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 месяца назад +8

    Labadan qosolki wa iga dhameyen😂😂😂😂😂

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed2934 4 месяца назад +5

    Biyo keen macalin😂😂😂

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 4 месяца назад +2

    Ala shaasha dhib badanaaaa 😂😂😂😂😂 mid iyadoo kale ah bay heshay 😂

  • @sucdiarif867
    @sucdiarif867 4 месяца назад +3

    Well done gays you did well but. Shadiya when you cooking qaynuunka aduunka dadka lama cayo amase lama canaanto font of life T.V . me from London 😂

  • @user-dv9lh9bk3q
    @user-dv9lh9bk3q 4 месяца назад +6

    Bisinka wxy qofka sidan uu hadalay somaliba uma eka 😂

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 4 месяца назад +2

    Laa ilaaha maxay ugu haysaa maanta dhan may usheegaan inay kuhayso ilaahay majiro

  • @MabrukIbrahim-hz9qh
    @MabrukIbrahim-hz9qh 4 месяца назад +2

    walhi ❤😂

  • @princessmohamed6396
    @princessmohamed6396 4 месяца назад +3

    War kuwan ya isu balamiyay qosolka iga dhamaday cawa😂😂😂😂

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 4 месяца назад +3

    Kkkk labdan ya isku balamiyey😂😂😂😂

  • @nuurdiindhagacade5827
    @nuurdiindhagacade5827 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @raxmocbduqadirmaxamed7743
    @raxmocbduqadirmaxamed7743 4 месяца назад +1

    Scw Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-oc3ew5do5w
    @user-oc3ew5do5w 4 месяца назад +1

    Kashka iyo shaadiyo noosoo sameey plz😂

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 3 месяца назад

    Shaadiya laa ilaa ha ila laah dhamestir towxidka

  • @UbaxXays-he8rr
    @UbaxXays-he8rr 4 месяца назад

    Yaa

  • @quweensomali816
    @quweensomali816 4 месяца назад +2

    Rotiga ukunta Wa lagu dhaxrida si ay dhaxda ugu gasho anaga reer yurub Ilmaha usameyna

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 4 месяца назад

    ❤❤

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 4 месяца назад +2

    Shadiya dawaday mana qoslin wa Beeen😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 месяца назад +2

    Ajakis yare very funny

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 4 месяца назад +2

    Mashallah 😂

  • @user-pq7zw5nn8z
    @user-pq7zw5nn8z 4 месяца назад +2

    Waa kakti miya ku lahaa😂😂😂

  • @user-vh2ij9dz2e
    @user-vh2ij9dz2e 4 месяца назад

    Wlhi shadiyo qosolwaye hhhh😂❤❤❤

  • @abdiyare-gt4cx
    @abdiyare-gt4cx 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @hindamohamed1610
    @hindamohamed1610 4 месяца назад +1

    Maaqlahaas ay ku waan qaadada ku xoqeen yaa wax ku cuni doona

  • @munadheerey3463
    @munadheerey3463 4 месяца назад +2

    😂😂😂😂 Shadiya qosol miiran

  • @Queenfitaash
    @Queenfitaash 4 месяца назад

    Kuwan funyy weyaan❤

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 4 месяца назад +5

    Alla caaway ka daran thy😂

  • @XamdiMaxamed-yi7vl
    @XamdiMaxamed-yi7vl 4 месяца назад +2

    Shaadiyo iyo aja kis 😂😂😂

  • @fatuush1139
    @fatuush1139 4 месяца назад +5

    Laba kala daran cawa lakene😂

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j 4 месяца назад +1

    Shaadiyaay haka qaadan alaabtan u budhuudhuqiyay oo biyahana kudaray

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 4 месяца назад +2

    Shaadiyo 😂😂😂

  • @maaweladacaruurta-ps3bk
    @maaweladacaruurta-ps3bk 4 месяца назад +3

    Shaadiyo shactaro😅😅😅

  • @shucaybshankar1612
    @shucaybshankar1612 4 месяца назад +1

    shaadiya iyo ajakas yare wan idinwataa guul

  • @user-bu7mn7rw2w
    @user-bu7mn7rw2w 3 месяца назад +1

    Shaqeeso waakawayay waji shin😂😂😂

  • @user-gb8pd4sh4z
    @user-gb8pd4sh4z 3 месяца назад

    🎉🎉🎉

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 3 месяца назад

    Wiilo plus ajakis yare plus shaadiyo ina ka dhigtid aheyd

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 4 месяца назад +1

    Laa ilaaha ilaah majiro waaye shaadiyo ilaahey utoba keen

  • @SabiriinDahir
    @SabiriinDahir 3 месяца назад

    Shaa.diyo.baan.doora.naa❤❤❤❤